Skip to content
Garowe Online
Toos
EN SO
  • Wararka
  • Soomaaliya
    • Puntland
    • Somaliland
    • Jubaland
    • Galmudug
    • Koonfur Galbeed
    • Hirshabeelle
    • SSC-Khaatumo
    • Banaadir
    • Siyaasadda
    • Amniga
    • Doorashooyinka
  • Caalamka
    • Afrika
    • Bariga Dhexe
    • Yurub
    • Aasiya
    • Waqooyiga Ameerika
    • Khaliijka
    • Ruushka & Ukraine
    • Xiriirka Caalamiga
  • Ganacsiga
    • Dhaqaalaha
    • Suuqyada
    • Maalgashiga
    • Bangiyada
    • Tamarta
    • Dekedaha & Gaadiidka
  • Sayniska & Tiknoolajiyadda
    • Sayniska
    • Tiknoolajiyadda
    • Sirdoonka Macmalka
    • Amniga Internetka
    • Hal-abuurka
    • Hawada Sare
  • Deegaanka
    • Isbeddelka Cimilada
    • Abaaraha & Fatahaadaha
    • Biyaha
    • Tamarta Nadiifta
    • Ilaalinta Deegaanka
  • Caafimaadka
    • Caafimaadka Soomaaliya
    • Caafimaadka Caalamka
    • Cudurrada Faafa
    • Adeegyada Caafimaadka
    • Hooyada & Dhallaanka
    • Cilmi-baarista
  • Fikradaha & Falanqaynta
    • Aragti
    • Falanqayn Siyaasadeed
    • Falanqayn Dhaqaale
    • Tifaftirka
    • Wareysiyo
    • Qormooyin Gaar ah
  • Ciyaaraha
    • Kubadda Cagta
    • Ciyaaraha Soomaaliya
    • Ciyaaraha Afrika
    • Ciyaaraha Caalamka
    • Muuqaal
    • Sawiro
    • War Saxaafaded
  • Bogga hore
  • Wararka
  • Soomaaliya
    • Puntland
    • Somaliland
    • Jubaland
    • Galmudug
    • Koonfur Galbeed
    • Hirshabeelle
    • SSC-Khaatumo
    • Banaadir
    • Siyaasadda
    • Amniga
    • Doorashooyinka
  • Caalamka
    • Afrika
    • Bariga Dhexe
    • Yurub
    • Aasiya
    • Waqooyiga Ameerika
    • Khaliijka
    • Ruushka & Ukraine
    • Xiriirka Caalamiga
  • Ganacsiga
    • Dhaqaalaha
    • Suuqyada
    • Maalgashiga
    • Bangiyada
    • Tamarta
    • Dekedaha & Gaadiidka
  • Sayniska & Tiknoolajiyadda
    • Sayniska
    • Tiknoolajiyadda
    • Sirdoonka Macmalka
    • Amniga Internetka
    • Hal-abuurka
    • Hawada Sare
  • Deegaanka
    • Isbeddelka Cimilada
    • Abaaraha & Fatahaadaha
    • Biyaha
    • Tamarta Nadiifta
    • Ilaalinta Deegaanka
  • Caafimaadka
    • Caafimaadka Soomaaliya
    • Caafimaadka Caalamka
    • Cudurrada Faafa
    • Adeegyada Caafimaadka
    • Hooyada & Dhallaanka
    • Cilmi-baarista
  • Fikradaha & Falanqaynta
    • Aragti
    • Falanqayn Siyaasadeed
    • Falanqayn Dhaqaale
    • Tifaftirka
    • Wareysiyo
    • Qormooyin Gaar ah
  • Ciyaaraha
    • Kubadda Cagta
    • Ciyaaraha Soomaaliya
    • Ciyaaraha Afrika
    • Ciyaaraha Caalamka
    • Muuqaal
    • Sawiro
    • War Saxaafaded
  • FacebookXYouTubeTikTokInstagramTelegram
Wararka/ Puntland

Karaash oo amar dul-dhigay hay'adaha dowlada Puntland

WG
WARIYAHA GAROWE · GAROWE ONLINE
31 Jan 2022 · 18:29
Karaash oo amar dul-dhigay hay'adaha dowlada Puntland 6 sawir

Bandhigga sawirrada · 6 sawir

Eeg dhammaan 6 sawir →
GAROWE, Puntland - Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta shir-guddoomiyay Shir ku saabsan abaaraha. Ujeedka shirka ayaa ahaa ka jawaabida xaaladda abaaraha Puntland ka jira. Shirka waxaa kasoo qeyb-galay dhammaan Masuuliyiinta iyo Wakiilada Hay'addaha caalamiga ah ee fadhigoodu yahay Puntland. Sida ay sheegtay madaxtooyadda dowladda Puntland, dhinacyadda ayaa la iska xogwareystay xaaladadaha abaaraha ee guud ahaan saaameyey dhamaan Gobollada Puntland. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ayaa la wadaagay Shirka in Dowladda Puntland ay ka go’antahay ayna  dadaal ku bixinayso ka jawaabista Xaaladaha bani’aadanimo ee ka dhasha Abaaraha iyo garab istaaga Shacabka. "Wuxuuna faray dhammaan Hay’adaha Dowladda in arrintaasi lagala shaqeeyo Guddiga Abaaraha u xilsaaran iyo Hay’addaha la shaqeynaya," ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka Madaxtooyadda. Kulanka waxaa ka qeybgalay Guddiga Abaaraha ee Puntland, Masuuliyiinta Hay’adda Hadma, Maareeyaha Wakaaladda Biyaha, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada iyo masuuliyiin kale. GAROWE ONLINE

Ilo: Madaxwayne ku xigeenka ayaa guddoomiyey shir looga hadlay xaalada Abaaraha.

Puntland Garowe Soomaaliya

Ugu akhriska badan

  1. 1 Xasan Sheekh oo laga sugayo inuu amniga mucaaradka ku wareejiyo beesha caalamka.
  2. 2 Jaamac oo Kenya, Itoobiya iyo Uganda ku Eedeeyay Iskaashi ay la leeyihiin Al-Shabaab
  3. 3 Booliska Sweden oo maxkamad loo soo taagayo kiiska dilka wiil Soomaali ah
  4. 4 Madaxweynihii ugu horreeyay HirShabelle oo ku geeriyooday Masar
  5. 5 Wasiir ka tirsanaa xukuumadda cusub ee Galmudug oo is-casilay saacado kadib magacaabistiisa

Wararkii ugu dambeeyay

Soomaaliya

Uganda oo Soomaaliya u soo dirtay cutub cusub oo ka tirsan ciidankeeda cirka

27 Nof

Khaliijka

Sacuudiga, Turkiga iyo Pakistan oo ka shiraya iskaashiga milatari

27 Nof

Toos

Aragti

FAALLO | Yaa ka faa’iidaya ololaha sumcad-dilka ee Puntland?

27 Nof

Maalgashiga

Musk oo sheegay in carruurta Maraykanka la siinayo saamiyo SpaceX ah

27 Nof

Siyaasadda

Xasan Sheekh oo laga sugayo inuu amniga mucaaradka ku wareejiyo beesha caalamka.

26 Nof

Wax dheeraad ah: Puntland

Madaxweynaha dowladda Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni

Puntland

Madaxweyne Deni: “Waa nasiib darro in hoggaankii dalka uu maalinba nooc yahay”

26 Nof 2026

Puntland

Baarlamaanka Puntland oo diiday wax ka beddelka Dastuurka ee doorashada 2029-ka

23 Nof 2026

Puntland

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo Burtinle ku xustay Maalinta Caalamiga ah ee Musqulaha

19 Nof 2026

Puntland

Axmed Madoobe oo booqanaya Garowe, xilli uu hakad ku yimid wadahadalladii Muqdisho

14 Nof 2026

Garowe Online

Garowe Online waa degel war oo xor ah oo fadhigiisu yahay Garoowe, Puntland, waana walaalka internetka ee Radio Garowe.

Liiska

  • Wararka
  • Soomaaliya
  • Caalamka
  • Ganacsiga
  • Sayniska & Tiknoolajiyadda
  • Deegaanka
  • Caafimaadka
  • Fikradaha & Falanqaynta
  • Ciyaaraha

Garowe Online

  • Nagu saabsan
  • Nala soo xiriir
  • Qaanuunka asturnaanta
  • Dejinta cookies
  • RSS

Nala soco

  • Facebook
  • X
  • YouTube
  • TikTok
  • Instagram
  • Telegram
© 2026 Garowe Online. Xuquuqda oo dhan way dhowran tahay.

Asturnaantaada

Waxaan isticmaalnaa cookies lagama maarmaan ah si boggu u shaqeeyo. Oggolaanshahaaga kadib, waxaan sidoo kale u oggolaanaynaa shirkadaha xayeysiiska inay soo bandhigaan waxyaabahooda. Qaanuunka asturnaanta