Kenya oo khafiifineysa ciqaabta qaxootiga ]Dhageyso]

Image

WASHINGTON — Xaakimka maxkamda goholka Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya ayaa shegay in ay khafiifiyeen xukunka dadka soo galootiga.

Qaxootiga ayaa marki hore lagu xakumi jiray laba sanno balse haatan waxaa laga dhigay 4 bilood.

Guddiga xaquuqul insaanka qaran ee Kenya oo socdaal ku ku jooga Wajeer ayaa xukunnadaasi horey uga hadlay.

Warbixintan waxaa noo soo diray Maxamed Faarax Shire, katirsan VOA-da.

GAROWE ONLINE

Related Articles

10-ka Dal ee Afrika ee Dadkooda Si Sharci ah ugu Nool Koonfur Afrika

Dalalka kale ee ku jira tobanka ugu sarreeya waxaa ka mid ah Lesotho, Cameroon, Kenya, Ghana iyo Eswatini. 

  • Afrika

    08-09-2026

  • 06:20AM

Qaramada Midoobay oo taageertay khariidad si dhab ah u muujinaysa baaxadda Afrika iyo qaaradaha kale

Qaraarka ayaa Jimcihii lagu ansixiyey 164 cod, halka Mareykanka oo keliya uu ka soo…

  • Afrika

    06-09-2026

  • 09:09AM