General Maxamad Abshir Muuse oo ku geeriyooday Mareykanka

Image

Minneapolis, USA - Waxaa goordhoweyd ku dhintey Isbitaal ku yaalla Wadanka Mareykanka magaladiisa Minneapolis ee General Maxamad Abshir Muuse oo kamid ahaan jirey Saraakiishii ugu horeeyey ee madax ka noqotey ciidamada booliiska Soomaaliya.

AHN General Maxamad Abshir ayaa Dowladii Maxamad Siyaad Barre markii dalka Soomaaliya ku qabsatey Inqilaabka ayaa waxaa uu kamid ahaa dadkii muddo ku dhow 10 sano xabsi la geliyay.

Fahfaahin filo goordhaw.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Golaha Ammaanka hor dhigtay lix dalab oo culus oo ku saabsan Soomaaliya

Warqadda oo ku taariikhaysan 13-ka Sebteembar 2026, loona diray Xoghayaha…

  • Soomaliya

    24-09-2026

  • 01:48AM

El-Sisi oo Madaxa CIA-da u sheegay in Masar ay difaacayso madax-bannaanida Soomaaliya

Mowqifka El-Sisi ayaa qeyb ka ah taageero joogto ah oo Masar ay u muujinayso madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.

  • Soomaliya

    22-09-2026

  • 08:15AM