Magaalada Garowe waxaa ku yaala suuqyo waaweyn oo qaarkood ku ganacsadaan dadka ka yimid gobolada Bay iyo Bakool. Warsidaha Garowe Online oo camera-da muqaalka la dhexqaadey dukaanleydaan ayaa weydiiyey dareenkooda iyo xaalada ganacsi.