Boqor Salmaan oo diiday casuumaadda Obama

Image

Boqorka Salmaan ka Sacuudiga ayaa noqday hogaamiyihii ugu dambeeyay ee diido inuu ka qeybgalo shir uu Madaxweyne Obama ku casuumay dalalka Khaliijka, Isbuucaan.

Kulanka ayaa loo arkaa inuu hordhac u yahay tallaabada uu Obama ku xaqiijinayo inuu saaxiibadiisa Khaliijka uu ku qanciyo heshiiska Nuclearka ee uu doionaayo inuu iiraan la saxiixdo.

Hogaamiyayaasha dalalka Kwait iyo Qadar ayaa illaa iyo hadda xaqiijiyay inay shirk aka qeybgalayaan.

Xigasho:BBC

Related Articles

Sagal Cabdi-Wali oo ku Guuleysatay Kursigii Baarlamaanka ee Keir Starmer

Sagal Cabdi-Wali ayaa si aqlabiyad leh uga guuleysatay hoggaamiyaha Xisbiga….

  • Caalamka

    09-10-2026

  • 05:45AM

Xuutiyiinta oo weeraray garoonka diyaaradaha ee Riyadh

Ilaa hadda lama shaacin sababta rasmiga ah ee keentay in duulimaadyada ku wajahnaa garoonka Riyadh ay leexdaan.

  • Caalamka

    08-10-2026

  • 11:46AM