Khudbadii madaxweynaha PL ka akhriyey shirka wadashiga Garowe [Dhagyso]

Image

GAROWE 30 April,2015 ( GO)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Cali Gaas oo maanta ka hadley furitaanka shirka wadatashiga dowlada Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah dowlada Federaalka ayaa ka hadley Dastuurka, Higsiga 2016 iyo qodobo kale.

Madaxweyne Cabdiweli ayaa sheegey in new deal Somalidu wax badan ka faa'idin balse loo baahan yahay in la isku tashado islamarkaana laga wada shaqeeyaa sidii Somalia dib loogu dhisi lahaa.

Khudbada madaxweynaha oo taabneysay dhinacyo badan waxaad ka dhageysan kartaa halkaan. DHAGEYSO

GAROWEONLINE

 

Related Articles

Ciidamada Puntland oo burcad-badeed ka badbaadiyey markab shidaal siday

Sida wararku sheegayaan, burcad-badeeddu waxay dalbanayeen madax-furasho dhan $3 milyan si ay u sii daayaan markabka.

  • Puntland

    29-09-2026

  • 12:18PM

Geerida Xaawo Aadan Cameey: Haldoor taariikh ku reebtay waxbarashada gabdhaha Soomaaliya

Marxuumad Xaawo waxay ahayd aasaasihii iyo agaasimihii Xarunta Waxbarashada Gaalkacyo…

  • Puntland

    14-09-2026

  • 10:12AM