Qorista Buugaagta Dugsiyada Sare Puntand oo la daahfuray

Image
Image
Image
Image
Image

GAROWE, Puntland - Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowldda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta daah-furay qorista Buugaagta Dugsiyada Sare ee dowladda Puntand.

Madaxweyne ku-xigeenka ayaa ku bogaadiyey Wasaarada waxbarasha iyo Tacliinta sare shaqada wanaagsan ee ay ka qabatay kor uqaadida tayada waxbarashada iyo diyaarinta qorista buugaagta dugsiyada sare ee Puntland

Munaasabadda daahfurka waxaa ka qayblay Wasiirka iyo wasiiru dowlaha wasaarada waxbarashada iyo Tacliinta sare, maamulayaasha iskuulada, macallimiin, masuuliyiin ka tirsan wasaaradda waxbarshada iyo marti sharaf kale.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Ciidamada Puntland oo burcad-badeed ka badbaadiyey markab shidaal siday

Sida wararku sheegayaan, burcad-badeeddu waxay dalbanayeen madax-furasho dhan $3 milyan si ay u sii daayaan markabka.

  • Puntland

    29-09-2026

  • 12:18PM

Geerida Xaawo Aadan Cameey: Haldoor taariikh ku reebtay waxbarashada gabdhaha Soomaaliya

Marxuumad Xaawo waxay ahayd aasaasihii iyo agaasimihii Xarunta Waxbarashada Gaalkacyo…

  • Puntland

    14-09-2026

  • 10:12AM