Wasiirka amniga Puntland oo ka hadley khilaafka Qarxis [Dhageyso]

Image

July 22,2015 (GO)- Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa Radio Garowe uga waramay sida loo xaliyay khilaafkii Qarxis isagoo sheegay inay tahay tilaabo ku dayasho mudan.

Mud. Cabdi Xirsi ayaa wax laga waydiiyey doorka dowlada Puntland ku laheyd xalinta khilaafkaan iyo cidda sameysay tanaasulka.

Wareysigaan oo dhinacyo badan taabanaya ayaa wasiirku kaga hadley in xalka khilaafkaan ka qayb qaateen Issimada gobolka Nugaal iyo wafuuda ay kala hogaaminayeen Ra'isal wasaaraha Somalia iyo Madaxweynaha Jubaland.

GAROWEONLINE 

Related Articles

Soomaaliya: Dagaal Toos ah oo u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Daacish oo ka dhacay G/Bari

Tani waxay muujineysaa tallaabo weyn oo ay qaadayaan ciidamada Puntland si ay u xaqiijiyaan amniga aaggaasi.

  • Puntland

    13-01-2025

  • 12:05PM

Soomaaliya: Daacish oo Dhaawac weyn algu gaarksiiya Gobolka Bari

Ciidamada Puntland ayaa qabsaday ugu yaraan shan saldhigyo istiraatiiji ah oo ay isticmaali jireen maleeshiyada Daacish.

  • Puntland

    11-01-2025

  • 11:08AM