Jubbaland oo magacowdey Guddoomiyaha Maxmakada Ciidamada

Image

Kismayo, Nov 20,2014 [GO]- Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu magacabayay Guddoomiyaha Maxkamada ciidanka maamulka Jubbaland iyo Guddoomiyaha Maxkamada degmada Kismaayo ayaa maanta ka dhacday xarunta Booliska ee magalada Kismaayo.

Sidoo kale waxaa la magacabay Garoosarayaal iyo Xeer ilaaliyaal.

Xaflada waxaa kasoo qeyb galay Wasirro ka tirsan maamulka Jubbaland oo xaflada qudbado ka soo jeediyay.

Wareegtada lagu magacabay Guddoomiyayasha Maxkamada ayaa waxa lagu magacaabey magacyadaan hoos ku qoran:      

Maxkamada Ciidamada

  1. Sheekh Xasan Ibraahim Isxaaq: Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Jubbaland
  2. Cabdulqaadir Daahir Afrax:Xeer ilaaliyaha maxkamada ciidamada
  3. Bashiir maxamuud Xareed:Garsoore maxkamada Ciidamada
  4. Maxamed Cabdi Buule: Garsoore maxkamada ciidamada
  5. Maxamuud Daahir Geesood:Garsoore maxkamada ciidamada
  6. Cabdulaahi Cismaan Qaboobe: Garsoore maxkamada ciidamada
  7. Ismaaciil Keerow Cabdi: Garsoore maxkamada ciidamada
  8. Cabdiqaadir Maxamed Yuusuf:Kaaliyaha xeer ilaaliyaha maxkamada ciidamada

Maxakamada Racfaanka Gobolka Jubbada Hoose

  1. Sheekh Cabdishakuur Ibraahim Cabdi: Gudoomiye
  2. Maxamed Cabdi daahir;Garsoore
  3. Sheekh Nuur Sheekh Cismaan:Garsoore
  4. Maxamed siiraad Sheekh Cumar
  5. Cabdiraxmaan xaashi Xasan:Kaaliye
  6. Xasan Cismaan Xuseen:Gaarsiiye
  7. Xafso Sheekh Maxamad:Nadiifiso
  8. Maxkamada Gobolka Jubbada Hoose
  9. Axmednuur Cabdulaahi Bile: Gudoomiye
  10. Ibraahim Bile Maxamed:Garsoore
  11. Axmednuur Macalin  Cabdule :Garsoore
  12. Cabdiqafaar Xuseen Isaaq:Garsoore
  13. Cabdiwali daahir Shidane:Kaaliye
  14. Shukri Sheekh Yuusuf:Nadiifiso

 Maxkamada Degmada Kismaayo

  1. Sheekh Axmed mahad:Gudoomiye
  2. Sheekh Xasan Cali Isaaq:Garsoore
  3. Cabdiqaadir Maxamed Cabdiraxmaan:Garsoore
  4. Cali Cabdulaahi Xuseen:Garsoore
  5. Axmed Jaamac Maxamuud:Kaaliye
  6. Ruqiya Nuunow:Nadiifiso

Xafiiska xeer ilaalinta Gobolka

  1. Cabdicasiis Maxamed Yuusuf: Xeer ilaaliyaha gobolka
  2. Sheekh Cabdirisaaq xasan Biixi: Xeer ilaaliye
  3. Maxamed Khaliif Xasan: Xeer ilaaliye
  4. Cabdul Maxamed Buuraale: Xeer ilaaliye

Related Articles

UN: Ugu yaraan 1,500 ayaa qarax ugu dhintay gudaha Soomaaliya 2023-kii

Warbixinta sanadlaha ee Qaramada Midoobay ayaa lagu soo bandhigay tirokoobkan.

  • Soomaliya

    21-09-2024

  • 04:14PM

Deni oo baaq u diray madaxda Dowladda federaalka iyo maamulada

Furitaanka Shirka sanadlaha ah ee Nabadda oo ay qabato Xarunta Horumarinta iyo Cilmi baarista Puntland ee (PDRC) ayuu hadalkan ka sheegay.

  • Soomaliya

    21-09-2024

  • 12:40PM