Xukuumada Somaliland oo ka hadashay heshiiskii Dekeda Berbera

Image

Wasiiradda Arrimaha Dibada, Madaxtooyada iyo Qorshaynta oo uu weheliyo Maareeyaha Dekeda Berbera ayaa shir jaraa’id si wada jir ah ugu qabtay magaalada Dubai si ay xogta heshiiskii Dekeda Berbera ula wadaagaan dadweynaha Somaliland.

Dhamaantood waxay si isku mid ah u difaaceen heshiiskii ay la galeen shirkada laga leeyahay Imaarada Dubai ee DPWorld kaas oo dhigayey in si rasmi ah mudo ku siman 30 sano Dekeda loogu wareejiyo shirkadaas taas bedelkeedana ay balaarin iyo dib u dhis ku samayso.

Waxay meesha ka saareen walaaca ay qabaan qaar badan oo ka mid ah Siyaasiyiinta, Waxgaradka iyo Dadweynaha Somaliland kuwaas oo Xukuumada ku eedaynaya inay iibisay Dekedii .

Xigasho Faaqidaada

Related Articles

Cirro oo dowladda Soomaaliya iyo Jabuuti ku eedeeyay faragelin, difaacayna xiriirka Israa’iil

Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaan weli si rasmi ah uga jawaabin eedeymaha uu jeediyay Madaxweynaha Somaliland.

  • Somaliland

    28-05-2026

  • 03:13PM

Israa’iil oo aqoonsi diblomaasiyadeed siisay safiirkii ugu horreeyay ee Somaliland u fadhiya Tel Aviv

Israa’iil ayaa noqotay dalka ugu horreeyay ee si rasmi ah u aqoonsada Somaliland bishii December 2025.

  • Somaliland

    26-02-2026

  • 06:59AM