Itoobiya oo amartay in lasoo xiro saraakiil uu kamid yahay Jen Gabre
ADDIS ABABA, Ethiopia – Guddiga Bilayska Federaalka Itoobiya ayaa shaaciyey in waaran qabasho ah loo jaray 76 Sareeyeyaal Guud, Saraakiil Militeri oo Darajo sare leh iyo shaqaale hoosaad "markii ay ku kaceen khiyaano Qaran".
Sidda laga soo xigtay war-saxaafadeedkan, xubnahan ayaa loo haystaa weerarkii TPFL ay ku ekeysay Taliska Waqooyi ee Ciidanka Itoobiya 12-kii November.
Warbaahinta ku hadasha afka dowladda Itoobiya oo faafisay bayaanka guddiga ayaa xustey in shaqsiyaadkan ay kala joogaan gudaha dalka iyo dibadiisa.
Booliska ayay ka dhawaajisay in ay bilaabeen baaritaano ay kusoo qaban doonan cid kasta oo kamid ah "dambiileyaasha" ayna wajaheyso maxkamadeyn
Liiska saraakiishan ay qaarkood howlgabka noqdeen ayaa waxaa kamid ah Jeneraal Gabre kaasoo si weyn saameyn ugu lahaa siyaasadda Soomaaliya.
Magacyadda xubnahaan ayaa kala ah
-Gen Mahsho Beyene
-Gen Mohammed Aysha Zeinu
-Gen Mulu Girmay Gebrehiwot
-Gen Halefom Ejigu
-Gen Fitwi Tsegaye Gebreigziabher
-Gen Gidey Hailu Gebreigziabher
-Gen Negash Dagnew
-Gen Mebratu Woldearegay
-Gen Woldegiyorgis
-Gen Abdissa Filansa
-Gen Giush Gebre
-Gen Kebede Fikadu
-Gen Gebreyohannes
-Gen Hintsa Woldegiyorgis
Colonel Tewolde Gebretinsae
Colonel Nigusie Gebru
Colonel Mebratu Asseffa
Colonel Zegeye Nigus
Colonel Yalem
Colonel Mebratu Tedla
Colonel Negash Mebratu
Colonel Teklu Belay
Colonel Tigabu Meles
Colonel Girma Teka
Colonel Mulugeta Gebrekirstos
Colonel Aramo Gebremedihin
Colonel Tesfaye Gebremedihin
Colonel Girmal Alemayehu
Colonel Negash Alefom
Colonel Tesfaye Miruts
Colonel Kassaye Assefa
Colonel Negasi Tadesse Seyoum
Colonel Kiros Hagos Gebreegziabher
Colonel Miruts Gebrelibanos Abrha
Colonel Hailesselasse Kiros Tesfay
Colonel Miruts Berhe
Colonel Hailesselassie Assefa
Colonel Derbew Hagos
Colonel Wolde Hagos
Colonel Niguse Amare
Colonel Negasi Tadesse
Colonel Baraki Wodi Raya
Colonel Kebede Gebremichael
Colonel Tsegabirhan Gebreegziabher
Colonel Zeru Hailemelekot
Colonel Haile Mezgeb
Colonel Araya Gebru Gidey
Colonel Yemane Gebremichael
Colonel Zeru Meressa
Colonel Lijalem Gebrehiwot
Colonel Asmelash Woldie
Colonel Fisehha Gidey
Colonel Ambachew Woldegebriel
Colonel Gebremeskel Woldegebriel
Colonel Woldu Hagos
Colonel Gebremichael Hagos
Colonel Sibhatu Mebratu
Colonel Tasew Woldegiyorgis
Colonel Gebreegziabher Alemseged
Colonel Negasi Tadesse
Colonel Tekle Belay
Lt Col Tewolde Abrha
Lt Col Muzey Tesema Seyoum
Lt Col Hadish Gebretsadik Alemayehu
Lt Col Fiseha Beyene Gebrekidan
Lt Col Miruts Woldearegay Gebremeskel
Lt Col Miruts Berha Hagos
Lt Col Tsehaye Hagos
Lt Col Hagos Kiros
Lt Col Gebrehintsa Hadish
Lt Col Gebremedihn Woldemariam Alula
Lt Col Feleke Aytegeb
Major Asgedom Mesfin
Capitan Muez Melkam
Capitan Araya Teklehaymanot
Capitan Tesfahiwot
Sidda ku xusan bayaanka, booliska ayaa ka codsanaya dadweynaha in ay lasoo wadaagaa macluumaad kasta oo suurtagelin kara in lasoo xiro shaqsiyaadkan.
Maamulka Abiy Axmed ee haatan ka arimiya Itoobiya ayaa laba todobaad kahor wuxuu ku duulay xoogaga TPLF ee ka taliya gobolka Tigray, waxaana haatan holcaya colaad dishay nolosha boqolaal ruux kuna qaxeen kumanaan kale.
GAROWE ONLINE