Madaxweyne Gaas oo ku dhawaaqay Gollaha Wasiirada Cusub [Dhageyso]

Image

GAROWE, Puntland - Madaxweynaha dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali "Gaas", ayaa ku dhawaaqay Gollahiisa Wasiirada cusub, kadib markii bishii lasoo dhaafay uu Barlamanka kala diray Xukuumadii hore.

Afhayeenka Madaxtooyada Puntland ayaa ku dhawaaqay Gollaha Wasiirada cusub, kuwaasi oo ay ku jiraan qaar badan oo kamid ah Wasiiradiisa la kala diray Jul 18, 2017.

Magaca Wasiirka:                                         Xilka

1. Saalax Xabiib Jaamac                             Wasiirka Cadaaladda, iyo Arimaha Diinta 

2. Cabdulaahi Cali Xirsi                                 Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose 

3. Axmed Cabdulaahi Yusuf Dowlad           Wasiirka Amniga iyo DDR 

4. Cabdulaahi Siciid Carshe                          Wasiirka Maaliyada 

5. Shire Xaaji Faarax                                       Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriir Caalamiga ah 

6. Cabdiftaax Siciid Caynab                           Wasiirka Dastuurka Iyo Arimaha Federaalka 

7. Abshir Ow Yusuf Ciise                                 Wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta 

8. Dr. Cabdinaasir Cismaan Cowke                Wasiirka Caafimadka 

9. Cabdiraxmaan Barkhad Warsame             Wasiirka Howlaha Guud, Gadiidka iyo guryenta 

10. Siciid Maxamed Raage                               Wasiirka Dekedaha, Gaadiidka iyo Amniga Badaha 

11. Axmed Cilmi Cismaan Karaash                 Wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada 

12. Maryan Axmed Cali                                      Wasiirka Hormarinta Haweenka 

13. Cabdi Xirsi Cali Qarjab                                  Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsinta 

14. Cabdiwali Xirsi Cabdule (Indha Guran)      Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha 

15. Cabdulaahi Sheekh Axmed                          Wasiirka Xanaanada Xoolaha 

16. Cabdinuur Cilmi Maxamud Bindhe             Wasiirka Beeraha iyo Waraabka 

17 .Dr. Cali Cabdulaahi Warsame                       Wasiirka Deegaanka 

18. Cabdirshiid Maxamed Xirsi                           Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyradka Badda 

19. Cabdi Khadar Faarax Shaaciye                    Wasiirka Dib U dhiska iyo Maalgashiga 

20. Cabdiraxman Sheekh Axmed                        Wasiirka Shaqada Shaqalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha

GAROWEONLINE

Related Articles

Geerida Xaawo Aadan Cameey: Haldoor taariikh ku reebtay waxbarashada gabdhaha Soomaaliya

Marxuumad Xaawo waxay ahayd aasaasihii iyo agaasimihii Xarunta Waxbarashada Gaalkacyo…

  • Puntland

    14-09-2026

  • 10:12AM

Burcad-badeeda oo sii daayay markab iyo 17 shaqaale ah kadib bixinta madax-furasho

Waxaa ka mid ahaa laba dooni oo kalluumeysi oo laga leeyahay Iran iyo markabka MV Lutuf, oo ka babanayay calanka Cameroon.

  • Puntland

    13-09-2026

  • 06:52AM