Fanaanka Axmad Naaji oo wareysi gaar ah siiyey Garowe Online
GAROWE Jan 11,2015 [GO]- Warsidaha Garowe Online ayaa fursad u heley in fanaankaan siiyo wareysi kooban uu kaga waramayo taariikhdiisa kadib markii booqasho gabaan uu ku yimid magaalo madaxda Puntland ee Garowe Jan 7,2015.
Axmad Naaji Sacad oo kamid ah suugaanleyda kooban ee ka hartey fanaantii hore ee Somalia ayaa weli ka shaqeeya sidii dalka dib-isugu soo noqon lahaa isagoo jeebkiisa ka bixiya maaliyada kaga baxda halgankaas.
Fanaanka weyn ayaa safarkiisu ahaa kii labaad ee uu ku yimaado Puntland isagoo taaikhdiisa kooban ka hadlaya, daawasho wacan.
GAROWEONLINE