Gaas oo Puntland ka ambabaxay xilli ciidamo gadoodsan jiraan

Image

BOSSASO, Puntland- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa maanta ka dhoofey garoonka diyaardaha magalaada Bossaso isagoo ku sii jeeda dalka Ethiopia.

Safarkaan ayaa Madaxweynaha Puntland ayaa wararku sheegayaan inuu ku tagayo wadanka Ethiopia iyo Imiraadka Carabta.

Safarka Madaxweynaha Gaas ayaa ku soo beegmaya xilli Puntland ka jirto gadood ciidamada daraawiishta ah kuwasoo ka cabanaya mushahar la'aan soo jiitameysay muddo.

Lama oga safarka Madaxweynaha Puntland iyo waxaa uu ka badalayo xalaada amni darada ah iyo abaaraha haysta shacabka Puntland.

GAROWEONLINE 

Related Articles

Maxay Tahay Tallaabada ay Puntland Qaadeyso Haddii Dowladda Federaalka Faragelin ku Sameyso Amnigeeda?

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa sidoo kale sheegay in ciidamadda Puntland ay heegan buuxa ku jiraan...

  • Puntland

    01-07-2026

  • 11:03AM

AFRICOM Oo Duqeyn Ka Fulisay Puntland, Bartilmaameedsatay Kooxda Daacish

Duqeyntan ka dhacday Puntland ayaa imaaneysa xilli Maraykanku uu sidoo kale duqeymo kale ka fuliyay koonfurta Soomaaliya.

  • Puntland

    20-04-2026

  • 01:17PM