Golaha Wasiirrada PL oo ka shirey xaaladda ammaanka

Image

March 12, 2015 (GO)- Golaha Wasiirrada Puntland ayaa magaalada Garowe ku yeeshay kulankoodii Khamiislaha ahaa. Shirka todobaadkan arrimaha diiradda lagu saarey waxaa kamid ah: xaaladda ammaanka, safarkii dhowaan Madaxweyne Gaas iyo wafdigii uu horkacayey magaalada Kismaayo ku tageen, isku-xirka hay'adaha dowladda iyo arimo kale oo badan.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada oo ku saabsan shirka iyo qodobadii ugu muhiimsanaa ee diiradda lagu saarey:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Ciidamada Puntland oo burcad-badeed ka badbaadiyey markab shidaal siday

Sida wararku sheegayaan, burcad-badeeddu waxay dalbanayeen madax-furasho dhan $3 milyan si ay u sii daayaan markabka.

  • Puntland

    29-09-2026

  • 12:18PM

Geerida Xaawo Aadan Cameey: Haldoor taariikh ku reebtay waxbarashada gabdhaha Soomaaliya

Marxuumad Xaawo waxay ahayd aasaasihii iyo agaasimihii Xarunta Waxbarashada Gaalkacyo…

  • Puntland

    14-09-2026

  • 10:12AM