Golaha Wasiirrada Puntland oo ansixiyey siyaasadda naafada

Image

January 29, 2015 (GO)- Golaha Wasiirrada Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa, waxaana kulanka shir guddoomiyey Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Arimihii ugu muhiimsanaa ee kulanka todobaadkan diiradda lagu saaray waxaa kamid ahaa: ammaanka, shirkii ku saabsanaa New Deal-ka ee Garowe ka dhacay, ansixinta siyaasadda naafada, kastamka laga hirgeliyey xuduudka Puntland iyo Ethiopia iyo weliba warbixino laga dhegeystey guddiga tirakoobka shaqaalaha dowlada.

WAR-SAXAAFADEEDKA SHIRKA GOLAHA WASIIRRADA:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Ciidamada Puntland oo burcad-badeed ka badbaadiyey markab shidaal siday

Sida wararku sheegayaan, burcad-badeeddu waxay dalbanayeen madax-furasho dhan $3 milyan si ay u sii daayaan markabka.

  • Puntland

    29-09-2026

  • 12:18PM

Geerida Xaawo Aadan Cameey: Haldoor taariikh ku reebtay waxbarashada gabdhaha Soomaaliya

Marxuumad Xaawo waxay ahayd aasaasihii iyo agaasimihii Xarunta Waxbarashada Gaalkacyo…

  • Puntland

    14-09-2026

  • 10:12AM