Muqdishu: Madaxweyne Gaas iyo Madaxweynaha Galmudug oo heshiis kale wadda-gaarey

Image
Image
Image
Image

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli  Maxa'ed Cali Gaas ayaa heshiis Nabadeed kula saxiixday magaalada Muqdishu.

Heshiiska qodobadiisa ayaa waxa ay kooban yihiin:

1- In Labada dhinac ay sameeyaan Booliska isku dhaf ah, oo ka howlgaloo Goobaha Colaada,

2-  In la isku furo isku socodka dadka iyo Gaadiidka Gaalkacyo,

3 - in lasoo celiyo Dadkii ku baracakay Dagaalka,

4 - In lbada dhinac ay Kulan isagu yimaadaan Bisha Febuary ee sanadkan.

Heshiiska Gaas iyo Guuleed waxaa Goobjoog ka ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh, Ras'iisul Wasaare Cumar C/rashiid iyo Ergayga UN-ka Michael Keating.

Saxiixa hehsiiskaan ayaa imaanaya xilli is-afgaradyo hore kale oo jirey aysan waxba ka hirgalin madaama xubno ka tirsan xukuumada Gaas iyo saraakiil kale ee gobolka gabi ahaanba aysan jirin wadashaqeyn ku saabsan xiisada Galkacayo ka dhaxeyn Madaxweynaha Puntland.

Xubnahaas ayaa dano dhaqaale iyo kuwo soyaasadeed ka leh  muranka taagan xarunta gobolka Mudug.

GAROWEONLINE 

Related Articles

Ciidamada Puntland oo burcad-badeed ka badbaadiyey markab shidaal siday

Sida wararku sheegayaan, burcad-badeeddu waxay dalbanayeen madax-furasho dhan $3 milyan si ay u sii daayaan markabka.

  • Puntland

    29-09-2026

  • 12:18PM

Geerida Xaawo Aadan Cameey: Haldoor taariikh ku reebtay waxbarashada gabdhaha Soomaaliya

Marxuumad Xaawo waxay ahayd aasaasihii iyo agaasimihii Xarunta Waxbarashada Gaalkacyo…

  • Puntland

    14-09-2026

  • 10:12AM