Puntland oo shaacisay sababta ay u diidey Sharciga Batroolka Soomaaliya

Image

GAROWE, Puntland - Dowladda Puntland ayaa qodobeysay sababta ay uga soo horjeedo Sharciga Batroolka Soomaaliya oo ay meelmariyeen labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah.

Hindise sharciyeedkan ayaa loo gudbiyey madaxweyne Farmaajo oo qorshuhu yahay in uu saxiixo, wallow loogu baaqay in uu tixgeliyo mucaaradka xoogan ee uu wajahayo xeerka.

Sidda laga soo xigtay war qoraal ah oo kasoo baxay Puntland oo nuqul kamid ah uu arkay GO, xeerkan ayaa ka hor-imaanaya qodobo ku jira Dastuurka qabyadda ah ee Soomaaliya.

Hoos ka akhriso qoraalka Puntland

GAROWE ONLINE

Related Articles

Ciidamada Puntland oo burcad-badeed ka badbaadiyey markab shidaal siday

Sida wararku sheegayaan, burcad-badeeddu waxay dalbanayeen madax-furasho dhan $3 milyan si ay u sii daayaan markabka.

  • Puntland

    29-09-2026

  • 12:18PM

Geerida Xaawo Aadan Cameey: Haldoor taariikh ku reebtay waxbarashada gabdhaha Soomaaliya

Marxuumad Xaawo waxay ahayd aasaasihii iyo agaasimihii Xarunta Waxbarashada Gaalkacyo…

  • Puntland

    14-09-2026

  • 10:12AM