SSC-Khaatumo iyo Turkiga oo iska wareystay xaaladda Soomaaliya

Image
Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali iyo danjire Alper Aktaş ayaa wadahadalo ku yeeshay Muqdisho.

MUQDISHO, Soomaaliya - Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa booqasho shaqo ku tagay safaaradda Dalka Turkigu ku leeyahay Dalkeenna Soomaliya ee Muqdisho.

Hoggaamiyaha waxaa si diirran ugu Soo dhaweeyay Safaaradda Safiirka Dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Alper Aktaş iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Safaaradda.

Hoggaamiyaha iyo Safiirka Turkiga ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan xaaladaha deegaannada Maamulka SSC-Khaatumo.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Qaramada Midoobay oo baaq u dirtey hogaamiyeyaasha Soomaaliya

Codsiga Swan ayaa ku soo beegmaya iyadoo ay jiraan xiisado siyaasadeed iyo dhaqdhaqaaqyo iska soo horjeeda.

  • Wararka

    14-07-2024

  • 04:21PM

Qodobka ay isku-mari-waayeen Dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya

Turkiga ayaa martigeliyay wareegii koowaad ee wadahalada Muqdisho iyo Ankara.

  • Wararka

    02-07-2024

  • 03:20AM