Dood ku saabsan kulanka machadka Heritage ku qabtey Garowe

Image

Warsidaha Radio Garowe ayaa barnaamijkiisa dood wadaag ku aadan ku soo qaatey sida shacabka Puntland u arko kulan machadka Heritage ku qabtey magaalo madaxda Garowe  maalintii shaley 18 Sept,2014.

Madaxweynaha dowlada Puntland ayaa wararku sheegayaan inuu fasaxey machadkaan inuu su'aalo ku aadan in nidaamka Federaalka Somalia qaadan karto ka waydiinayeen shacabka Puntland taasoo ka careysiisey dad badan.

Axmad Cawil Agaasimaha Idaacada Radio Garowe oo daadihinaya barnaamijkaan ayaa wareysi ka qaadey madaxa hay'ada Heritage, qaar ka tirsan aqoon yahano, ganacsato, madax ka tirsan hay'adaha aan dowliga aheyn iyo dad aan ka qayb galin doodaan.

GAROWEONLINE

Related Articles

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM

Puntland oo soo afjartay awooddii ciidamada isbarbar socda kaddib hawlgalladii Gaalkacyo iyo Boosaaso

Xogaha ayaa sheegaya in qorshaha dowladda muddo-xileedkeedu dhammaaday uusan …

  • Puntland

    07-08-2026

  • 04:51AM